Maraykanka oo baaq ka soo saaray khilaafyada Siyaasadeed ee ka jira Somalia

Maraykanka ayaa War ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka oo mudooyinkan ay ku soo kordhayeen khilaafyo siyaasadeed oo u dhexeeya dowlada federalka, siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka qaarkood. Qoraal ka soo baxay safaarada Maraykanku ku leeyahay Somalia ayaa ku booriyey dowlada federaalka iyo dhinacyada kale ee siyaasada iney ka shaqeeyaan nabada iyo … Continue reading Maraykanka oo baaq ka soo saaray khilaafyada Siyaasadeed ee ka jira Somalia